Health Benefits of Pomegranates
Anti-cancer:
- Pomegranate has anti-inflammatory effects that may protect against cancer and other chronic diseases.
- Pomegranate has anti-angiogenic properties, meaning that they may help to prevent growing tumors from acquiring a blood supply, preventing those tumors from receiving the nutrients that would allow them to grow larger.
- Pomegranate is one of the few foods (mushrooms are another) that contain natural aromatase inhibitors. This means that they inhibit the production of estrogen, which can reduce breast cancer risk.
- After treatment for prostate cancer, two studies have shown that pomegranate juice or supplements slowed the increase in PSA
Protects Against Heart Disease
- Pomegranate phytochemicals reduce LDL oxidation (a contributor to atherosclerotic plaque development).
- Pomegranate phytochemicals have blood pressure-reducing properties.
- In a study of patients with severe carotid artery blockages, after one ounce of pomegranate juice daily for one year, there was a 30 percent reduction in atherosclerotic plaque. In striking contrast, in the participants who did not take the pomegranate juice atherosclerotic plaque increased by 9 percent.
Guards Memory and Brain Function
- Pomegranate supplements taken before and after surgery prevented the postoperative memory dysfunction associated with coronary artery bypass or heart valve surgery.
- In those with mild memory complaints, individuals drinking pomegranate juice daily performed better on a memory task compared to placebo and displayed increased brain activation measured by functional MRI.
6 Health Benefits of Okra
- Okra Promotes a Healthy Pregnancy – An extremely important B vitamin for producing and maintaining new cells, folate is an essential compound for optimal pregnancy. The vitamin helps prevent birth defects like spina bifida and helps the baby to grow sufficiently. Vitamin C is also essential for fetal development. Okra is rich in both folate and vitamin C.
- Helps Prevent Diabetes – Thanks to fiber and other nutrients, okra proves beneficial in normalizing blood sugar in the body, helping with diabetes.
- Helps with Kidney Disease – One study published in the October 2005Jilin Medical Journal found that regular consumption of okra can help prevent kidney disease. In the study, “those who ate okra daily reduced clinical signs of kidney damage more than those that simply ate a diabetic diet.” This also ties in with diabetes, as nearly 50% of kidney disease cases are caused by diabetes.
- Supports Colon Health – Okra is full of dietary fiber, which is essential for colon health and digestive health as a whole. The fiber Okra provides helps to clean out the gastrointestinal system, allowing the colon to work at greater levels of efficiency. Additionally, the vitamin A contributes to healthy mucous membranes, helping the digestive tract to operate appropriately.
- Could Help with Respiratory Issues like Asthma – Okra contains vitamin C, which has been shown to help with respiratory issues like asthma. Onestudy concluded that “the consumption of fruit rich in vitamin C, even at a low level of intake, may reduce wheezing symptoms in childhood, especially among already susceptible individuals.”
- Promotes Healthy Skin – Vitamin C helps keep the skin looking young and vibrant. The vitamin aids in the growth and repair of bodily tissues, which affects collagen formation and skin pigmentation, and helps to rejuvenate damaged skin. Okra is full of vitamin C. Topical tip: Boil a handful of okra until soft. After letting it cool, mash it, and apply it to your face. After 5 minutes, your skin should feel smooth and rejuvenated.
Waxtarka caafimaadka liima dhanaanka: horudhac buug dhowaan laga qoray faaiidooyinka Liima dhanaanka
Dhowaan buug uu u qoray in dhaqtar ah oo ugu magac daray ” The miracles of Lemon” oo macnaheedu yahay Mucjisooyinka Liima dhanaanka ayaa waxaa uu ku soo bandhigay dhakhtarku faaidooyinka caafimaad ee laga helo Liimo dhanaanta noocyadeeda kala duwan walow aad loo ammaanay midda jaalaha ah ee badanaa wadankeena ka baxda.
Liima dhanaanta oo ah nooc kamid khudaata ayaa uu sheegay dhakhtarku iney wax weyn ka teri karto caafimaadka qofka cunna isagoo la yaab ka muujiyey sababta la isaga indha tiray.
Liima dhanaanka waxaa dhakhtarku buugiisa ku sheegay in lagu daaweyn karo dhuun xanuunka ama waxa soomaalidu u taqaan Quunka, aaryada caloosha(ndigestion), Saxarada adeyga, gowsa-cirid xanuunka, qandhada guud, bidaarta, dhiiga qofka caloosha uga furma (internal bleeding), Roomatiisimada (rheumatism,), gubashada, buurnaanta iyo cayilka, Naqas yaraanta (Respiratory disorders) Shubanka iyo koloraha iyo dhiig karka.
Dhakhtarka ayaa buugiisa ku sheegay in Faiidiida liima dhanaanka aan la soo koobi karin isagoo sheegay in xattaa la ogaaday iney wax ka tarto cuduro aan dawo loo heyn sida HIV/AIDSka iyo kuwa kale .
Sababta ayuu sheegay dhakhtarku in liima dhanaanta laga helo maadooyin muhim u ah caafimaadka qofka cuna sida vitamin C, vitamin B, phosphorous, proteins, iyo carbohydrates.
Cilmi baaris ey sameysay Hay’ad aan dowli aheyn ee la yiraahdo American Urological Association ayaa sheegtay in Liima dhanaanta lagu daaweyn karo Dhagac kilyoodka( idney stones), iyadoo nadiifisa kaari mareenka iyo tubooyinka qaada kaadida.
Haddaba sidee loo isticmaalaa si Liimada loogu daweeyo cudurada aan kor ku soo sheegnay
Calood adeeyga iyo aashitada caloosha Indigestion and Constipation:
Liima dhanaanta waxey daaweysaa Calool adeyga iyo saxarada adag. Ku dhiigi liima dhanaanka cuntada aan ku cunto marka kasta (iska caanaha waa bajineysaaye) si markaas ey kaaga caawinto calool adeeyga iyo waliba aashitada. Ogow ineysan run aheyn wax badan oo ey aaminsan yihiin dad badan oo leh Liimada aashito ayey igu rideen. Run ahaantii aashida nooca dadka ku soo laabjeexa wey baabineysaa.
Qandhada ama feebarha(Fever:)
Liima dhanaanta waxaa lagu daaweyn karaa feebarhaa ka dhasha Xumada, gargabka. Wuxuuna sheegay dhakhtarku in wax ka tarto neefshada qofka isla markaasna ey siyaadiso wareega dhiiga iyadoo waliba disha jeermiska qaar.
Ilkaha iyo gowsa iyo cirid xanuunka Dental Care:
Liima dhanaanka ayaa wax weyn ka tarta Gowso iyo cirid xanuuka iyadoo disha barteeriyada ama jeermiska ilkaha dad ka xanuujiya. Marka gows ku xanuunto ku qabo liima dhanaan gowska ku xanuunaya. Ma aha qobka balse murxaha hoose ama ku luqluqo biyaha liima dhanaanka adigoo in door ah ku heynaya halkaasi si uu u dilo jeermiska.
Sidoo kale haddii aad qabto yirid ama ciridku kaa bararo ku rumeyso ama ku luqluqo biyaha liima dhanaanka. Waxaa kale oo la sheegay in dadka afku ka soo uro ey sidoo kale subax iyo habeen walbe ku luqluqdaan biyaha liima dhanaanka taas oo la hubo inuu ka tago af urku.
Waxaa sidoo kale la mid ah cudurka dhuun xanuuka ama qof dhuunto ka baq baqdo iyadoo arintaasi wax weyn iska bedelyaan marka qofku uu cabbo biyaha liima isla markaasna uu ku luq luqdo. Waxaa jira dad badan oo subax iyo habeen walba ku rumeysada liimada dhanaanka si ey daryeelaan ilkahooda iyadoo waliba dadka ku nool galbeedku ey iibsan karaan Toothpaste uu ku jiro Liimo dhanaan.
Inaga aan soo wada koobi karin faaiidada ey leedhaay liima dhanaanku ayaa waxaa ku dareynaa laba cudrur somalida mararka qaar ku dhaca
Cudur Shuban biyoodka ama Cholera iyo Malaariyada:
Liima dhanaanka ayaa si fiican daawooyinka qaar u daweeya cudurka Shuban biyoodka oo somalida mararka qaar ey u dhintaan iyo waliba maleeriyada. Dhakhaatiirta ayaa sheegay in liima dhanaan ka sifeeyo baktiiriyada iyadoo waliba disha jeermiska qaar. Baaritaano dhowr ah oo lagu sameeyey wadamo ka mid afrika ayaa lagu ogaaday iney liima dhanaantu wax weyn ka tarto daaweynta shuban biyoodka iyo waliba malaariyada marka qofku uu cabbo biyaha laga miiraay liima dhanaanta.
Dhiig karka High Blood Pressure
Cabbida biyaha liimadu waxey wax weyn ka tartaa dhiig karka iyo wadna xanuunka waxaana dhakhtarka buugan qoray sheegay in sababtu tahay in laga helo biyaha liima dhanaanka maadooyin farabadan oo caafimaadka u fiican khaasaatn maadada afka qalaad lagu yiraahdo potassium. Potassium-ka ayaa la ogyahay in wax ka tarto dhiig karka, madax wareerka, yaaq yaaqsiga iyadoo waliba dejisa maskaxda kana hortagta stresska iyo waliba qalbi jabnaanka.
Si kastaba, Buugaan oo loogu magac daray Mucjisada Liima dhanaanka ayaa wax yar oo koooban ka soo qaadanay isagoo dhakhtarkuna sheegay in liima dhanaanta oo kamid ah khudaarta wadankeena ilaahey ku maneysay in ey wax weyn ka tari karto caafimaadka qofka binii aadamka ah
Source: Halganka.net
Top 5 Health Benefits of Vitamin B1
2. Cardiovascular functions: This vitamin is responsible for the production of acetylcholine, a neurotransmitter that relays messages to the muscles and nerves. A deficiency of vitamin B1 leads to a decrease in the neurotransmitter and causes irregular heartbeat. Severe deficiency can cause congestive heart failure.
4. Improves brain function: It ensures smooth functioning of the brain and helps improve memory and concentration. Vitamin B1 helps relieve stress and also helps strengthen the nerves. The vitamin is used to reduce the progression of multiple sclerosis, Alzheimer’s disease, cirrhosis, and other infections.
Source: Newsmax.